Dec 12, 2023 12:09
5 mos ago
17 viewers *
English term

Proposed translations

4 days
Selected

Lidjirayaasha, Lidjir

Walaal antibodies waxa ku turjuntaa lidjirayaasha.
Anti-body asalka wa labbo eray oo isu tagay, Waxa jirta in si toosa loo turjumay labada eray oo la yiri lid+jir markaad fiirisid buugta bayaloojiga iyo sayniska xiligii dawlada kacaanka.

Dhanka kale, Difaaca jirka ma dhihi karno oo immune systemka ayaa ah difaaca jirka antibody immune system hoos tagaya marka wareer ba ka iman kara.
Mahadsanid Wabilaahi towfiiq.
Something went wrong...
4 KudoZ points awarded for this answer. Comment: "mahadsanid saaxiib"
7 mins

Unugyada difaaca jirka

Unugyada difaaca jirka.

Mike
Something went wrong...
30 mins

unugyada difaaca jirka

unugyada jirka dafaco
Something went wrong...
1 hr

Borotiinka Difaaca Jirka

Asc abdulkadir,

Antibodies waa borotiin (protein) uu jirku sameeyo si uu oga hortago waxyaabaha halista ah.

An antibody is a protein produced by the body's immune system when it detects harmful substances, called antigens

Antibodies ma ahan unugyo (cells) ee waa borotiin si gaar ah oga hortaga waxyaabaha halista ku ah jirka
Something went wrong...
2 hrs

unuga difaaca jirka

Antibodies waa unuga difaaca jirka ee ka difcaaa xanuunka.
Example sentence:

Antibodies are proteins that help the immune system recognize and neutralize harmful substances.

Something went wrong...
7 hrs

Somali

Unugyada habdhiska difaaca jirka uu ka jawaabi karo.
Example sentence:

Unugyada habdhiska difaaca jirka uu ka jawaabi karo.

Something went wrong...
16 hrs

Unugyada difaaca jidhka

Antibodies macnaheeda waa Unugyada difaaca jidhka.
Something went wrong...
1 day 3 hrs

Waa borotiinno uu soo saaro habka difaaca jirka

"Antibodies" waa borotiinno uu soo saaro habka difaaca jirka si ay uga caawiyaan garashada iyo ka takhalusidda walxaha waxyeelada leh sida fayrasyada ama bakteeriyada jidhka ku jirta.
Something went wrong...
2 days 23 hrs

antibodies


Unugyada Ka hortagga difaaca jirka.
Example sentence:

ANTIBODIES = Unugyada Ka hortagga difaaca jirka.

Something went wrong...
7 days

Jeermis la derisyo (medical), unugyada difaaca jirka (plain language)


Example sentence:

Four weeks after the injections, all 20 of the participants had developed the antibodies needed to stave off the infection.

Afar isbuuc kadib qaadashada cirbadaha, dhammaan 20-ka qof ee la duray waxay yeesheen jeermis la deriyada ama unugyada difaaca jirka ee loo baahnaa si looga hortago cudurka.

Something went wrong...
Term search
  • All of ProZ.com
  • Term search
  • Jobs
  • Forums
  • Multiple search