Apr 4 13:33
1 mo ago
9 viewers *
English term

Proposed translations

10 mins

Kelyo-sifaynta Guriga, Kelyo-sifaynta, Xuubka Peritoneal, Isku-furan/Cad-ku-ka-bis

Home Hemodialysis: Sifaynta kelyaha ee guriga lagu sameeyo iyadoo qofka kelyuhu bukaan ama daryeel shaqadan qabanayo.
Peritoneal Dialysis: sifaynta kelyaha iyadoo la deegsanayo xuubka loo yaqaan Peritoneal oo noqonaya kan qashinka ka sifaynta dhiigga.
Fistula: Waa isku-furan oo wuxuu ku dhacaa haweenka qaar markay umulayaan.
Graft: waa in cad laga soo gooyo meel jirka ka mid ah lagu kabo meel kale oo jirka mid ah
Something went wrong...
12 mins

Dhiig sifaynta Guriga, Ku sifaynta Xuubka calo, Isku xirista halbowle iyo xidid/Tuubada isku xirta h

Dhiig sifaynta Guriga, Ku sifaynta Xuubka calo, Isku xirista halbowle iyo xidid/Tuubada isku xirta halbowle iyo xidid.

Mike
Something went wrong...
27 mins

Dhaqista kalyaha guriga, dhaqista kalyaha iyada oo la daloolinayo ubucda, isku daloolinta laba xidid

Dhaqista kalyaha ee guriga lagu sameeyo, dhaqista kalyaha iyada oo la isticmaalayo ubucda jidhka, isku daloolinta laba xidid
Something went wrong...
47 mins

Dhiig safaynta adoo gurigaaga jooga, Dheeg sifaynta ayada oo la dalooinyo xuubka caloosha , Iskuxiri

Dhiig safaynta adoo gurigaaga jooga, Dheeg sifaynta ayada oo la dalooinyo xuubka caloosha , Iskuxirista Halbowle iyo aroore.
Something went wrong...
Term search
  • All of ProZ.com
  • Term search
  • Jobs
  • Forums
  • Multiple search